Magaalada Minneapolis oo ay degaan Soomaali badan waxaa toban maalmood kadib lagu qabanayaa cuiyaarta kama-dambaysta ah ee Kubadda laga ciyaaro dalkan Maryakanka NFL ee Super Bowl.
Boqollala kun oo qof oo taageerayaal ah ayaa tagaya magaalada waxaana la gaynayaa. Haddaba dadka Soomaalida ayaa rajo ka qaba inay ka qaybqataan martigelinta dadkaasi u imanaya daawacashada ciyaartan oo ah tan loogu jecel yahay Maraykanka, halka dhinaca kalena ay ka walaacsan yihiin inay kusoo jeediso indhaha dadka neceb qaxootiga. Warbixintan waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.