Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Militariga Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Jubaland


Saacadihii lasoo dhaafay waxaa howlgallo qorsheysan ay ka socdeen galbeedka magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ay fuliyeen ciidanka Xooga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, waxaana ay ciidamada weerareen tuulooyin ay ku sugnaayeen Kooxda Alshabaab waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare Nafeed.

Gaashaanle dhexe Deeqoow Cabdi Nuur Aadan oo kamid ah Saraakisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa arimahasi ka wareestay Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Militariga Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Jubaland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

XS
SM
MD
LG