Niamey —
Hogaamiyeyasha milatariga dalka Niger ayaa dhawaan duulimadyadii caadiga ahaa dib ugu ogolaaday hawada sare ee dalkaasi, tallaabadaasi oo soo afjaraysa xayiraad saaranayd ilaa iyo 6-dii bishii August.
Saraakiil milatari, oo si gaar ah VOA ula hadlay, ayaa sheegay in wax ka beddalkaas lagu sameeyey duulimaadyada caadiga ahi, aanu dib u soo celin socoshadii diyaaradaha Drones-ka Maraykanka.
Warbixin ay arrintan ka diyaarisay wariyaha VOA ee wasaaradda gaashaandhiga Maraykanka Carla Babb, waxa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.
Madal