Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Militariga Soomaaliya oo dilay saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab, soona furtay dad ay heysteen


Soomaaliya ayaa sheegtey in ciidamadeeda sida gaarka ah u tababaran ay dileen saraakiil sare sare oo ka tirsan taliyayaasha Alshabaab howlgal ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose.

Booliska dowlada dhexe ayaa sheegey in sidoo kale ay xoriyadoodii dib ugu soo celiyeen dad rayid ah oo kooxdan u xirnaa.

Wariyaha VOA-da Mohamed Dhaysane ayaa warbixintan Muqdisho kasoo direy, Falastin Ahmed Iman ayaa soo koobeysa.

Militariga Soomaaliya oo dilay saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-shabaab.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG