War Deg-Deg ah

Miisaaniyadda Somaliland oo loo gudbiyey Golaha Wakiilada

Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Xukuumada Somaliland ayaa maanta miisaaniyad sanadeedka 2023-ka horgeysan Golaha Wakiilada Somaliland iyadoo ay hore u soo ansixiyeen miisaaniyadan Golaha Wasiirada.

Warkan wax Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Miisaaniyadda Somaliland oo loo gudbiyey Golaha Wakiilada

No media source currently available

XS
SM
MD
LG