Melbourne —
Magaalada Melbourne ee dalka Australia waxaa xalay ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdi Daahir Afey oo kamid ahaa gudidii qoray farta Somaliga sannadkii 1972-kii wuxuuna sidoo kale ahaa taariikh yahan Soomaaliyeed.
Warbixn arrintaasi ku saabsan waxaasoo diray wariyaha VOAda ee Aaustralia ibrahim Cumar baafo.