Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mid ka mid ah duuliyeyaashii ugu horreeyey ee Somali Airlines oo geeriyooday


SOMALI AIRLINES
SOMALI AIRLINES

Allah ha u naxariistee Duuliye Jaamac Cabdilaahi Coofle, oo ka mid ahaa duuliyeyaashii ugu horeeyay ee shirkadda Somali Airlines ayaa ku geeriyooday dalka Uganda.

Cabdiraxmaan Aaden Maxamuud, oo ay qaraabo yihiin, islmarkaana muddooyinkan dambe ay Duuliye Jaamac ka wada shaqaynayeen hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa soo koobaya taariikhdiisa.

Mid ka mid ah duuliyeyaashii ugu horreeyey ee Somali Airlines oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

XS
SM
MD
LG