Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Meydadka 7 askari oo lagu dilay Sh/Dhexe oo la geeyey Beledweyne


Ciidamada
Ciidamada

Waxaa maanta magaalada Beledweyne la geeyay meydadka toddoba askari oo ka tirsan cidamada Dowladda Federalka Soomaaliya, kuwaas oo shalay malayshiyaad hubeysan ay ku dileen degmada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Faah-faahinta warkan waxaa Beledweyne ka soo diray wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane.

Meydadka 7 askari oo lagu dilay Sh/Dhexe oo la geeyey Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG