Hargeysa —
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay xukun hal sano ah oo ay Maxamadda Gobolka Maroodi-jeex ku ridday Wariye Axmed Qani Xirsi oo mudo bil ah ku xidhnaa magalaada Hargeysa.
Xukunkan ayaa daba socday qoraal uu weriyuhu ku daabacay Facebook. Warkan waxa Hargaysa ka soo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.