Muqdisho —
Doorashada Soomaaliya ee wakhtiga dheer qaadatay waxa ay ku dhowdahay gebagebo, ayada oo shalay lasoo geba-gebeeyey doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya.
Baarlamanka ayaa waxaa horyaalla shaqooyin badan oo ay ugu horeyso doorashada madaxweynaha, laakiin waxaa jira arrimo kale oo muhiim ah in laga shaqeeyo oo labada Aqal sugaya.
Warbixintaan waxaa Muqdisho kusoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available