Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Fursadaha iyo caqabadaha horyaalla Yuusuf Xuseen Jimcaale


Yuusuf Madaale
Yuusuf Madaale

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad toddobaadkan Yuusuf Xuseen Jimcaale u magacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho, waxaana magacaabistiisa ay madaxtooyada Soomaaliuya ku sheegtay in lagu saleeyay aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay, maaddaama uu xilkan horay u soo qabtay.

Qoraal lasoo dhigay barta Facebook ee madaxtooyada markii Gudoomiyaha Cusub la magacaabayay ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud uu ka filayo duqa cusub inuu muhiimad gaar ah siiyo amniga iyo xasilloonida caasimadda, xoojinta wada-shaqaynta laammaha amniga iyo bulshada gobolka Banaadir, dib-u-heshiisiinta, bilicda iyo baahinta adeegyada aasaasiga ah.

Hadaba Warbixin ku saabsan Howlaha horyaalla Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir waxaa Muqdisho mar kale ka soo diray Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Fursadaha iyo Caqabadaha horyaalla duqa Muqdisho.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG