Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin caqabadaha hortaagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya?

Baarlamanka
Baarlamanka

Baarlamanka Soomaaliya ayaa billaabay ka doodista, dhameystirka iyo wax ka baddalka dastuurka KMG ah ee dalka.

Ka doodista dastuurka ee golaha sahacbaka ayaa timid kadib markii toddobaadkaan uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka codsaday dhameytirkiisa, oo uu ku tilmaamay inuu muhiim u yahay habka dowladda Soomaaliya ay kula macaamilayso caalamka.

Haddaba maxay yihiin caqabadaha iyo qobbada ugu waaweyn ee ku gadaaman dib eegista dastuurka oo muddo soo jiitamay iyo sida lagu xallin karo?

Weriyaha VOA Cabdulqaadir Samakaab weydiiyay Caasha Geelle oo horay usoo noqotay guddoomihii guddig madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka.

Maxay yihiin caqabadaha hortaagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG