Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toddodbaadkii hore furay kalfadhiga labaad ee labada aqal ee baarlamaanka oo furitaankiisa uu kusoo aaday xilli ay dalka meelo ka mid ah ka socdaan dagallo ka dhan ah Al-Shabaab.
Haddaba maxay yhiin hawlaha horyaalla baarlamaanka? Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.