Jigjiga —
Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo booqasho ku yimid dowlad deegaanka Soomaalida, gaar ahaan magaalada Jigjiga iyadoo ujeedka booqashadooda ay ahayd sidii ay khibrad wadaag uga heli lahaayeen qaab shaqeedka Barnaamijka shabakada badbaadada wax soo saarka ee PSNP.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available