Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda cusub oo wajihi karta caqabado dhanka miisaaniyadda ah


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Guddiga Maamulka Maaliyadda oo ay ku jiraan khubaro Soomaali iyo ajaanib ah ayaa ugu baaqay dawladda cusub ee Soomaaliya inay qaaddo tallaabooyin degdeg ah oo la xiriira dakhliga iyo misaaniyadda dawladda, iyo weliba qandaraasyada.

Guddigu waxay sheegeen in dib u dhicii ku yimid doorashada iyo xilliga kala-guurka ah ee dheeraaday ay carqaladeeyeen kabkii miisaaniyadeed ee beesha caalamku siin jirtay Soomaaliya.

Warbixin uu guddigu soo saaray maalintii shalay waxaa soo akhriyay Haaruun Macruuf.

Warbixinta guddiga maamulka maaliyadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00
XS
SM
MD
LG