Muqdisho —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay inuu jiri doono xisaabtan ku saabsan weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen Xayaat Hotel ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inay dawladdu qaadayso mas’uuliyadda waxa dhacay, waxaana uu cambaareeyey weerarkaas. Sidoo kale waxaa weerarkan ka hadlay wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Mukhtaar Roobow Cali.
Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.