Muqdisho —
Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), ayaa aqbalay codsiga ay Soomaaliya horey ugu dirtay oo ay ku dooneyso inay xubin kaga noqoto suuqa dhaqaalaha ee dalalka ku bahoobay.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsigan.
Haddaba maxay Soomaaliya ka faa’iideysaa ku biirista ururkan? Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.
Madal