Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaalidu ugu heshiin la'dahay dhammeystirka dastuurka?


Wali waxa socota dooda la xiriirta dhamaystirka dastuurka Soomaaliya oo wali qabyo ah.

Hawlaha dhamaystirka dastuurka oo muddo soo socotay ayaa la tilmaamaa in dhaqaale badan ku baxay. Haddaba maxay yihiin caqabadaha hor-taagan dhammeystirkiisa? Se, sidee looga gudbi karaa caqabadahaasi?

Warbixin arintan ku saabsan waxa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Maxay Soomaalidu ugu heshiin la'dahay dhammeystirka dastuurka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG