Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ka doonayaan Xasan Sheekh?


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Siyaasiinta Soomaalida ee ka tirsan Dowladda Kenya oo ka hadlay isbadallada siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda cusub ee Soomaaliya ay ka rajaynayaan inay dib u soo celiso xiriirkii ganacsi iyo wadashaqayn ee Soomaaliya iyo Kenya.

Xildhibaan Yuusuf Xassan Cabdi oo laga soo dorto degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi ayaa isagoo ka qyabgalayay munaasibad lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha la toortay ee Soomaalioya Xassan Sheikh Maxamuud, oo ka dhacday Nairobi, u warramay wariyaha VOA-da ee Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed.

Maxay siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ka doonayaan Xasan Sheekh?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG