Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay salka ku haysaa xaaladda ka taagan Qabuuraha Macallin Nuur?

Qabuuraha Macallin Nuur
Qabuuraha Macallin Nuur

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuuusf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in mas’uuliyadda dawladda Soomaaliya ay tahay ilaalinta maydadka ku duugan qabuuraha Macallin Nuur ee duleedka Muqdisho.

Hadalkan ayaa yimid iyadoo ay soo baxayeen walaac ku saabsan in dhulka qabuurahaasi ku yaallaan ay dad sheeganayaan, taasi oo abuurtay cabsi in dadka qaar isku dayaan inay kala baxaan maydadka ehelkooda.

Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Maxay salka ku haysaa xaaladda ka taagan Qabuuraha Macallin Nuur?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG