Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay noqon doontaa siyaasadda Ruto ee ku wajahan Soomaaliya?


Ruto
Ruto

William Ruto ayaa maanta loo dhaariyey madaxweynaha cusub ee Kenya xaflad ka dhacday garoonka weyn ee Moi International Sports Center Stadium.

Haddaba, maxay yihiin fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Kenya? Maxayse noqon doontaa siyaasadiisa arrimaha gobolka, gaar ahaan Soomaaliya oo ay Kenya ka mid tahay dalalka ay ciidamadu ka joogaan?

Arrimahan ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Cabdullaahi Sheikh Cabdirisaaq oo ah agaasime goboleedka xarunta cilmi baarista ee Horn Gateway Research Center.

Maxay noqon doontaa siyaasadda Ruto ee ku wajahan Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:41 0:00

XS
SM
MD
LG