Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan yihiin go'aanada kasoo baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya?


Golaha Wasiirada Soomaaliya
Golaha Wasiirada Soomaaliya

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qodobo iyo go’aano la xiriira xaaladda amniga dalka iyo dagaallada socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay qodobo dhowr ah, oo xoojinay kaalinta siyaasadda ee amniga qaranka, dhisidda guddiga abaabulka iyo isku dubarridka howlaha dagaalka argagixisada, dhisidda hay’ada qaran oo hirgelisa la dagaalanka fikirka xag jirka ah, iyo dhowr qodob oo kale.

Haddaba qodobadan iyo soo jeedinta golaha wasiirada waxa ay ka dhiganyihiin ayuu Maxamed Colaad Xassan weydiiyay Cabdisalaan Guuleed, taliye ku-xigeenkii hore ee Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya.

Maxay ka dhigan yihiin go'aanada kasoo baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG