Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay in mucaaradka ay ku guuleysteen hoggaanka baarlamanka?


Aadan Madoobe, Candidate of the Speaker for the House of the People, Somalia

Hoggaanka labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa ku guuleystay siyaasiyiin mucaaradka xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo.

Haddaa maxay ka dhigan tahay in guddoonka labada aqal ee Baarlamanka ay ku gulaystaan mas’uuliyiin lagu tirinayey inay ka tirsanaayeen mucaaradka?

Caasho Ibrahim Aden ayaa su'aashaasi iyo kuwo kaleba waxa ay weydiisay Dr. Showqi Axmed Xayir oo maadada siyaasadda ka dhiga jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho.

Maxay ka dhigan tahay in mucaaradka ay ku guuleysteen hoggaanka baarlamanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG