Washington —
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami ah oo shaqada kala wareegi doona hawlgalka xilligan ee ATMIS marka lasoo gabagabeeyo bisha December ee sannadkan.
Haddaba warbixin ku saabsan ciidamadan caalamiga ah howlgakooda wuxuu kaga duwanaan doonaan midka ATMIS iyo wuxuu uga dhigan yahay Soomaaliya waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Samakaab.
Madal