Doolow —
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku sugan gobolka Gedo oo muddo uu khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyey maamulka Jubaland.
Maxamuud Sayid Aadan, oo halkaas ka wado kulam xal doon ah, ayaa magaalada Dooloow kula kulmay qeybaha kal duwan ee bulshshada iyo saraakiisha ciidamada si loo xaliyo tabashada reer Gedo ee maamulka sare ee Jubaland.
Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal