Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka hadlay rabshadihii Boorame


Maxamed Kaahin
Maxamed Kaahin

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa goor dhaweyd ka hadlay rabshado shalay ka dhacday magaalada Boorama ee gobolka Awdal, iyo dad loo xirxiray rabshadahaas.

Booliiska ayaa sheegay in dad rayid ah iyo xubno ka tirsan ciidamada amnigu ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi. Waxa uu sheegay in rabshadahaasi aanay la xiriirin kiiska sarkaalkii dhowaan lagu dilay Lawyacadde. Askariga dilka gaystay ayaa maxkamad milatari ah ay dil ku xukuntay inkastoo aan weli la fulin.

Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG