Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sii yareynaya dhaqankii iska warqabka iyo xiriirka deriska ee Soomaalida?

Sida ay sheegeen dadka dhaqan-yaqaanka ah, sannadahaan danbe magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya ayaa waxaa kusii badanayey iska-warqab la’aanta iyo xiriirka dadka deriska ah ama isku xaafadda ah.

Haddaba maxay tahay sababta? Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da ee Baladweyne, Xuseen Xasan Dhaqane.

Maxaa sii yareynaya dhaqankii iska warqabka iyo xiriirka deriska ee Soomaaliyda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG