Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sababa waalida soo kordheysa ee Soomaalida qaar?


Boosaaso
Boosaaso

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa la daalaa dhacaya xanuunka waalida, kuwaas oo aan helin daryeel u gaar ah.

Qoysaska qaar ayaa aaminsan in xanuunkan ay sababeen duruufo dhaaqle xumo iyo arrimo qalafasan oo maskaxda ka dhaawacay dadkooda xanuunka waalidu haleelay, islamarkaana ay kasoo kaban lahaayeen haddii ay helaan dhaqaale ay ku geeyaan goobo caafimaad.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa la kulantay qaar ka mid ah qoysaska ay ubadkooda ama ama waalidiintooda uu xanuunka waaalidu ku dhacay ee qaarkoodna ay banaannada wareegaan.

Maxaa sababa waalida soo kordheysa ee Soomaalida qaar?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00


Haddaba sidee wax loogu qaban karaa dadka qaba xannuunada dhimirka? Su’aashas ayaa mar kale Faadumo Yaasiin Jaamac waxay hordhigtay Dr. Cisman Cali Xasan oo ka hawlgala cisbitaalka dhimirka ee magaalada Boosaaso.

Dhageyso wareysiga Dr. Cusmaan Cali Xas
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG