Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa sabab u ah colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya?


Dagaal
Dagaal

Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida ee ku nool Kenya ay aad uga walacasan yhiin xaaladda iyo colaadahaas.

Qaar ayaa ku eedeeya fara-gelin shisheeye halka qaarkoodna ay rumeysanyihiin in sababta colaaduhu ay yihiin dadka Soomaalida.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Yaasiin Ciise Wardheere.

Maxaa sabab u ah colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG