Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa muhiim ka dhigay xiriirka Soomaaliya iyo Turkey?


Erdogan Xasan Sheekh
Erdogan Xasan Sheekh

Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa Arbacadii shalay magaalada Ankara kulan kula yeeshay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.

Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay amaanka gobolka iyo sidii uu Turkiga gacan uga geysan lahaa gurmadka xaaladda bani aadnimo ee abaaraha ka dhashay ee Soomaaliya ay wajaheyso.

Hadaba waxa uu Soomaaliya uga dhiganyahay xiriirka Turkiga iyo heshiisyada ay la gasho waxaa warbixintan ku eegaya wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Maxaa muhiim ka dhigay xiriirka Soomaaliya iyo Turkey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00



XS
SM
MD
LG