Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga filan karaa wasiirada uu magacaabay Xamza?


Golaha Wasiirada
Golaha Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay ku dhowaaqay golihiisa wasiirada oo ka kooban 26 wasiir, 24 wasiiru dawle, iyo 25 wasiir ku xigeen.

Dhismaha Golahan Wasiiradan ayaa waqti dheer iyo wadatashiyo adag qaatay. Waxaa ka muuqda rag cusub iyo rag muddo ku soo jiray siyaasadda. Dhanka Wasaaradaha waxaa muuqda wasaarado la burburiyay iyo kuwo la isa saaray.

Haddaba warbixin aan ku eegeyno Golaha Wasiirada ee Cusub iyo waxa laga filan karo, waxaa magaalada Muqdisho nooga soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Maxaa laga filan karaa wasiirada uu magacaabay Xamza?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00

XS
SM
MD
LG