Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga bartay cayaarihii kusoo dhammaaday Muqdisho?


Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay abuureen is-dhexgal bulsho iyo in dad badan oo ku mashquulsanaa siyaasadda ay kasii jeediyeen.

Dhallinyarada qaar ayaa qaba in loo baahanyahay in kor loo qaado cayaaraha maadaama ay soo jiiteen dareenka bulshada, amni ahaanna ay aragti fiican ka bixinayaan Soomaaliya.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkaan kasoo diray Muqdisho.

Maxaa laga bartay cayaarihii kusoo dhammaaday Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG