Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa la gudboon dhinacyada maamulaya amniga doorashada Soomaaliya?


Shaatax
Shaatax

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiinta amniga kadib weerarkii toddobaakdii hore Al-Shabaab ay ku qaadday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo magaalada Beledweyne oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof.

Weerarrada Al-Shabaab ayaa imanaya xilli doorasahda guddoonka baarlamaanka iyo tan madaxtinimada ee ka dambaysa loo diyaar garoobayo.

Haddaba xilligan Maxaa la gudboon dhinacyada maamulaya amniga doorashada? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu weydiiyey guudoomiyaha bulshada rayadka Cusmaan Muxyadiin Shaatax.

Maxaa la gudboon dhinacyada maamulaya amniga doorashada Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

XS
SM
MD
LG