Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii wasiirada maaliyadda ee Jaamacadda Carabta?


Dr. Elmi Nuur, wasiirkaa maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka wasiiradda maaliyadda Jaamacadda Carabta
Dr. Elmi Nuur, wasiirkaa maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka wasiiradda maaliyadda Jaamacadda Carabta

Shirka dhaqaalaha dowladaha Jaamacadda Carabta ku jira ayaa lagu soo gabagabeeyey dalka Algeria ayadoo dhowr qodob ay kasoo baxeen, waxaana wasiirada Dhaaqalaha ee dalalkan ka hadleen caqabadaha dhaqaalaha, xanuunada dunida iyo sameyntooda dhaqaalaha.

Warkan waxaa Qaahira kasoo direy wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuun.

Maxaa kasoo baxay shirkii wasiiradda maaliyadda jaamacadda Carabta?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:26 0:00

XS
SM
MD
LG