Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka jira in ciidamo ay qabsadeen garoonka diyaaradaha Garbahaarey?


Ciidamada
Ciidamada

Mas’uuliyiinta magaalada Garbahaarey ayaa beeniyey in saaka garoonka diyaaradaha ee magaalada ay la wareegeen ciidamo si uusan usoo deign gudigii uu dhawaan magacaabay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Roobleee loo xilsaaray qiimayanta xaaladda Garbahaareey si doorasho loogu qabto.

Garbahaarey ayaa ah magaalada kaliya ee ka mid ah deegaan doorashooyinka Golaha Shacabka ee illaa iyo hadda aysan ka dhicin wax doorasho ah.

Warbixintan waxa inoo soo diray weriyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Maxaa ka jira in ciidamo ay qabsadeen garoonka diyaaradaha Garbahaarey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

XS
SM
MD
LG