Laascaanood —
Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegtay shalay inay joojinayso adeegyadii isbitaalka weyn ee Laascaanood ee gobolka Sool.
MSF ayaa go’aankaas sabab uga dhigtay amniga iyo xaaladda aan sugnayn oo saamayn ku yeeshay inay si nabdoon u bixiyaan adeegyada gargaarka caafimaad.
Haddaba sidee joojinta adeeggan u saamaynaysaa xaaladda caafimaad ee magaalada? Weriyahayaga Cabdkariim Olol ayaa warbixintan soo diray.
Madal