Laascaanood —
Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda mashruucyo horumarin oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub, sida uu sheegay maayarka degmada Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil.
Wariyaha VOA-da ee Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa warkan soo diray.
Madal