Laascaanood —
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa toddobaadkan waxaa laga daah-furay mashruuc lagu keydinayo xogta ardayda, kaasi oo ay horey dowladda Fedaraalka Soomaaliya uga hirgelisay maamul goboleedyada.
Warbixin arrintan ku soobsan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikariin Olol.
Madal