Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mashruuc indho fiiqis ah oo ka socda Muqdisho


Indho fiiqis
Indho fiiqis

Dhakhaatiir isugu jirta Soomaali iyo Baakistaaniyiin ayaa maalintii saddexaad Muqdisho ka wada mashruuc indhaha loogu fiiqayo dadka indhaha caadku ka saarmay.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Mashruuc indho fiiqis ah oo ka socda Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG