Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Marwadii hore ee qaranka Xaawo Cabdi Samatar oo geeriyootay


Marwo Xaawo Samatar iyo seygeedii madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf
Marwo Xaawo Samatar iyo seygeedii madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday marwadii koowaad ee qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yuusuf Axmed, waxaana geerideeda xaqiijiyay xubno ka trisan qoyskeeda.

Ma jirto farah-faahin dheer ah oo laga bixiyay geerida iyo aaska marwo Xaawo Cali Samatar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Ra'isul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi ka diray geerida Marwo Xaawo Samatar.

XS
SM
MD
LG