Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Sharciyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle


Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa caawa marti ku ah Sharciyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cismaan Qalinle.

Cabdiwaaxid wuxuu barnaamijka uga hadlayaa xiisad ka taagan Maraykanka oo ka dhalatay dil loo geystay wiil madow ah oo la yiraahdo Trayvon Martin oo 17 jir ah. Dilkan oo ka dhacay Florida ayaa nin dilkan geystay uu ilaa imika yahay nin xor ah oo bannaanka joogooo aan loo qaban dilkaasi, waxayna taasi xiisad iyo hadal hayn badan ka dhexdhalisay gudaha dadka Maraykanka.

XS
SM
MD
LG