Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Safiirka Somalia ee Libya


Martida: Safiirka Somalia ee Libya
Martida: Safiirka Somalia ee Libya

Barnaamijka Martida Mikrafoonka waxaa marti toddobaadkan ku ah safiirka Soomaaliya ee dalka Libya, C/qani Wacays.

Safiirku wuxuu barnaaamijkan uga hadlayaa xaaladda dadka Soomaalida ee Libya iyo waliba halka ay ku danbeeyeen Soomaalidii saarnaa doonidii la la'aa ee ka baxday Libya.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

XS
SM
MD
LG