Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Mikratoonka: Prof. Michael Weinstein


Martida Mikratoonka: Prof. Michael Weinstein
Martida Mikratoonka: Prof. Michael Weinstein

Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Pro. Michael Weinstein oo cilmiga siyaasadda ka dhiga jaamacadda Purdue ee Indiana ee dalkan Maraykanka.


Prof. wuxuu wax ka qoraa arrimaha Somalia, wuxuuna dhowr jeer ka qeygalay shirar arrimaha Somalia looga hadlayo.

Barnaamijkan wuxuu kaga hadlayaa aragtidiisa xaaladda Somalia.

XS
SM
MD
LG