Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Micrafoonka iyo Muuse Biixi


Martida Micrafoonka iyo Muuse Biixi
Martida Micrafoonka iyo Muuse Biixi

toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah guddoomiyek-ku-xigeenka koowaad xisbiga Kulmiye Muuse Biixi, wuxuuna ka hadlayaa ajandaha xisbigooda.

Guddoomiye-kuxigeenka koowaad ee xisbiga mucaaradka Kulmiye, Muuse Biixi ayaa wuxuu toddobaadkan ka qeybgalayaa barnaamijka Martida Micrafoonka, wuxuuna barnaamijkan uga hadlayaa ajandayaasha siyaasadeed ee xisbigiisu uga qeybgalayo doorashooyinka madaxtinimada Somaliland ee 26-ka bishan ka dhacaya Somaliland.

XS
SM
MD
LG