Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Prof. Siciid Samatar


Martida Makrafoonka iyo Prof. Siciid Samatar
Martida Makrafoonka iyo Prof. Siciid Samatar

Barnaamijka waxaa Marti u ah Prof. Siciid Sheekh Samatar oo ka hadlaya kacdoonada ka jira dalalka Bariga Dhexe.

Laga bilaabo Libya, illaa boqortooyada Baxrayn waxaa jira kacdoonno ay dadweyanaha dalalka bariga dhexe ku doonayaan in ay ku bedlaan maamulada dalalkaasi ka talinayay muddooyinka dheer.

Prof Siciid Sheekh Samatar oo ku xeel dheer Taariikhda ayaa barnaamijka todobaadkan kaga hadlaya sababaha keenay kacdoonadan iyo saamaynta ay ku yeesheen siyasaddii calaamka.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG