Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Faadumo Siciid


Martida Makrafoonka iyo Faadumo Siciid
Martida Makrafoonka iyo Faadumo Siciid

Barnaamijka waxaa marti u ah, Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah madaxda ururada bulshada ee Somaliland.

Faadumo Siciid waxay madax u tahay ururka ODHA, oo ka shaqeeya arrimaha horomarinta bulshada waxaanay in badan ka soo shaqaysay arrimaha bulshada.

Waxa ay imika ku sugantahay dalka maraykanka oo ay shir uga qayb galayso.

Mar ay nagu soo booqtay xaruunta VOA ee magaaladan Washington ayaanu ka waraysnay arrimaha bulshada ee Somaliland iyo waliba damaceeda shakhsi ahaan ee dhinaca siyaasadda, iyo shirka ay Maraykan u timid.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG