Wasiirka ayaa ka hadlaya hawlaha horyaalla wasaaradda loo magacaabay, waxaana uu ka hadlay sida ay u fulinayaan ballanqaadyadii ay galeen markii ololaha lagu jiray.
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha ayaa sidoo kale ka hadlay mudaaharaadyadii ka dhacay Hargyesa iyo Boorama ee looga soo horjeeday qaabka loo xulay xubnaha golaha xukuumadda ee cusub.
Barnaamijka oo dhamaystiran ka degayso qaybta hoose ee boggan.