Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed


Martida Makrafoonka iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed
Martida Makrafoonka iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed

Barnaamijka Makrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Abwaan Saciid Saalax Axmed oo ka hadlaya waxbarashada Somaalida Maraykanka

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed
Martida Makrafoonka iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah abwaan Saciid Saalax Axmed oo sidoo kale ah macalin luqadda Soomaaliga ka dhiga jaamacadda Minnesota ee dalka Maraykanka.

Abwaan Siciid Saalax, wuxuu barnaamijka uga hadlayaa heerka waxbarashada Soomaalida degan Maraykanka, Xaaladda Luqadda Af-ka Soomaaliga iyo waliba heerka Fanka Soomaalida.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG