Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka


Barnaamijka todobaadkan waxaa marti inoogu ah ardayad Soomaaliyeed oo ku guulaystay deeq waxbarasho oo loogu magac daray madaxweyne Obama.

Nimca Cabdirsaaq Axmed waa ardayada Soomaaliyeed oo wax ku baratay dalka Yemen, waxaanay ay imtixaan u gashay deeq waxbarashoo oo loogu talagalay ardayda ka soo baaxa Jaamacadaha dalalka Carabta.

Deeqdan ayaa loogu Magac daray deeqda madaxweyne Obama , waxaana darajada Masterka ka diyaaarinaysaa Jaamacadda Chicago ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG