Dr Idiris waxaa uu ka warramayaa khayraadka dabiiciga ah ee ku jira Geeska Afrika.
waxaana uu sidoo kale uu ka warramayaa halista uu dhulgariirku u keeni karo Geeska Afrika.
Dr Idiris oo hore u ahaa madaxa xaruunta cilmi baadhista ee Jabuuti ayaa ka warramaya, farsmada uumiga dhulka tamar looga dhaliyo, mashruucaasi oo ay dawladda Jabuuti mudaba soo waday.